Qaamuuska Asalka

lisan

(-smay, -santay; -smi)
Falmg1

1. Candho, wax caano ka yimaadeen noqosho. 2. Mindi wax af loo yeelay noqosho.