Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

lixaadsi

MagacLafdheeri

Macnaha

Eeg: lixaadsasho

Sidoo kale eeg:lixaadsasho

Erayo la-mid ah

lixaadTirada jagaale, keeda u dhigma lixda. ld laxaad.lixaad1. Xoog, itaal. 2. Baaxad. 3. Lixda l.: indhaha, lugaha iyo …lixaadla'Qof curyaan ah ahaansho.lixaadla'aan' ld lixaadla'aansho.lixaadla'aansho/dh ld lixaadla'aan.lixaadsashold laxaadsasho, laxaadsi, lixaadsad, lixaadsi.lixaadsoXoog yeelasho. ld laxaadso.lixadhaqoXilliga guga qaybtiisa dambe; cawliku-dhashay. ld lixadhaco.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms