Qaamuuska Asalka
liyuukoosayt
(-tyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(c.nafl.) Unug aan midab lahayn oo bu' leh, lagana helo dhiigga iyo limfka. Unugyada cad cad ee dhiigga waxa sameeya gumudyada limf iyo dhuuxa lafta ee cas, waxayna awood u leeyihiin inay sameeyaan dhaqdhaqaaq amiibeed. Waxay soo saari karaan lid jidh-galayaal.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
