0

taamid

m f dh

Eeg: taan

0

taamyeel

f g1 (-eelay, -eeshay)

Wax dhammaystirid.

0

taamyeelid

m f dh

Eeg: taamyeel

0

taan

f g1 (-aamay, -aantay; -aami)

Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.

0

taangi

m l (-iyo, m.dh)

1. Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka iwm lagu shubo. 2. Nooc baabuurta qafilan ee dagaalka ka mid ah.

0

taani

m l kh

T. ah: qof laf iyo xoog leh.

0

taano

m dh

Lacag sarif ah oo shan senti u dhiganta.

0

taaqo

m dh

Tabar; awood.

0

taaqtir

m l (-rro, m.dh)

Waran weyn, bir dheer oo adag dhexda ku leh.

0

taar

m l (-rar, m.l)

1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.

0

taarad

m l

Eeg: taarasho

0

taaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Alaab wax la saaray ahaansho.

0

taarash

m l

1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.

0

taarashid

m f dh

ld tarashid.

0

taarasho

m f dh

ld taarad.

0

taarid

m f dh

Eeg: taar²

0

taarig

m l (-gyo, m.dh)

Qof muslim ah oo aan salaadda tukan.

0

taariifo

m dh

Qaymaha badeecadda loo gooyo oo lagu gado.

0

taariikh

m dh

1. Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyinka. 2. Goorta wax abuurmeen ama dheceen. 3. Sanadka, bisha, iyo maalintu inta ay joogaan.

0

taariikh-nololeed

m l

Taariikh nololeed qof ee uu qorey qof kale.

0
0

taariikhdii-hore

m dh

1. (taar.) Waqtigii taarikh bani-aadamka ee hore intii aan jirin wax qoraal ah. 2. Barashada taarikhda waqtigaa, gaar ahaan qodista wixii haraa ah. 3. (taar.) Taarikhada xilliigii hore.

0

taariikhee

f g

/mg2 (-kheeyay, -kheysay) 1. (f.g) Wax taariikh u yeelid. 2. (f.mg) Ka t.: wax ka sheekayn.

0

taariikheyn

m f dh

Eeg: taariikhee

0

taariikhi

m l kh

T. ah: taariikhgal ah.

0

taariikhqore

m l (-rayaal, m.l/dh)

Qofta

0

taariikhyahan

m l (-nno, m.dh)

Qof taariikhda si fiican u yaqaan.

0

taarikhda-casriga-ah

m dh

Taarikhada casriga ee jirta waqtigan.

0

taarnaan

m f dh

ld taarnaansho.

0

taarnaansho

m f dh

Eeg: taarnaan

0

taaro

f g3 (-rtay, -ratay)

1. Rati raran oo taagan wax saarasho. 2. Qof kaalmayn.

0

taarsuus

m l (c.nafl.)

Toddobada lafood ee yaryar oo sameeya xubin isgoyska u dhexeeya lafta dheer ee lugta iyo lafaha faraha cagta.

0

taarwale

m l (-layaal, m.l/dh)

Qof taarka dira ama qabta.

0

taas

dk ti dh

Dibkabe tilmaame oo magac dhaddig dib looga qodbo, oo wax ama cid hadlaha ka fog lagu tilmaansado. Tus. “Beertaas waa tayda”. ld taa².

0

taawe

m l

(1). 789taawi

0

taawi

f g

/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax malayn. 2. (f.mg) Ku t.: wax ku taamid. ld taawil.

0

taawil

f g

/mg1 (-ilay, -ishay) ld taawi.

0

taawilid

m dh

Eeg: taawin

0

taawin

m f dh

ld taawilid, taawo².

0

taawo

m dh (-ooyin, m.l)

1. ld daawe, daawo ¹, taawe. Weel bir ah oo wareegan siddana leh oo wax lagu dubo ama lagu shiilo. 2. Xayrta geela.

0

taayada

mu lh dh (kuwayaga, w)

Maga- cuyaal lahaansho oo tilmaamaya wax annagu (qofka koowaad ee wadarta ah oo kuwa lala hadlayaa aynan ku jirin) aanu leenahay. Tus. “Taayada lama taaban ka-ro”.

0

taayar

m l (-rro, m.dh)

Lugaha baabuurta.

0

taayo

dk lh dh

Eeg: taayada²

0

tab

m dh (-bo, m.l)

1. Xeelad wax lagu qabto. 2. Hab; nidaam; qaab. 3. Caano lo'aad oo caloosha ku adkaada oo aan si fiican loo matagi karin.

0

tabaabulayn

m f dh

ld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo.

0

tabaabulee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu- shee, tabaabulyee, tabaabushee.

0

tabaabulo

m dh

Eeg: tabaabulayn

0

tabaabulshayn

m dh

Eeg: tabaabuleyn

0

tabaabulshee

f g2 (-sheeyay, -shaysay)

Eeg: tabaabulee

0

tabaabulyayn

m dh

Eeg: tabaabulayn

0

tabaabulyee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Eeg: tabaabulee

0

tabaabulyo

m f dh

Eeg: tabaabulayn

0

tabaabushayn

m dh

Eeg: tabaabulayn

0

tabaabushee

f g2 (-sheeyay, -shaysay)

Eeg: tabaabulee

0

tabaabusho

m dh

Eeg: tabaabulayn

0

tabaadi

m l kh

Neef buuran, cayilan, shilis.

0

tabaako

m dh

Eeg: tubaako

0

tabaalac

m l

Daal badan.

0

tabaalacsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).

0

tabaalacsanaan

m f dh

ld tabaalacsanaansho.

0

tabaalacsanaansho

m l

/dh ld tabaalac-sanaan.

0

tabaalayn

m f dh

ld tabaalayo, tabaalays.

0

tabaalayo

m dh

Eeg: tabaalayn

0

tabaalays

m l

Eeg: tabaalayn

0

tabaalaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani hayo ahaansho.

0

tabaalaysnaan

m f dh

ld tabaalaysnaansho.

0

tabaalaysnaansho

m dh

/l ld tabaalaysnaan.

0

tabaalee

f g2 (-leeyay, -laysay)

Cid dhibaato u gaysasho.

0

tabaalicid

m f dh

Eeg: tabaalac²

0

tabaalo

m dh

1. Dhib waxtabasho. 2. Waaya- ha adduunka; sah.

0

tabaaloobid

m f dh

Eeg: tabaalow

0

tabaalow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Cid tabaale ku dhacay noqosho.

0

tabaaqil

m l

Dhir teel fog.

0

tabaashiir

m l

Wax qalin ahaan lagu qoro sabburadaha.

0

tababbar

m l

Tabo aqooneed oo gaar ah oo cid la baro; layli; carbis.

0

tababbaran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Nafley wax la tababbaray ahaansho.

0

tababbarid

m f dh

Eeg: tababbar²

0

tababbarnaan

m f dh

ld tababarnaansho.

0

tababbarnaansho

m l

/dh ld tababbarnaan.

0

tabac

m l

Eeg: tacbid

0

tabadiin

m dh

Eeg: tebediin

0

tabakar

m dh

Geed hohobta u eg oo udgoon oo ubax cillaan ah bixiya.

0

taban

f mg4 (-bnaa, -bnayd)

Tiro taxane ah oo eber ka yar ahaansho.

0

tabane

m l (-nayaal, m.l/dh)

1. (kiim.) Laba saldanab oo isla eg ee walxuhu leeyihiin middood oo elektaroonadu xambaarsan- yihiin. 2. (xis.) Tiro xisaabeed oo eber ka yar.

0

tabantaabi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid u gargaarid; kaalmayn.

0

tabantaabin

m f dh

ld taban-taabo.

0

tabantaabo

m dh

Eeg: tabantaabin

0

tabar

m dh

Xoog; itaal. ld tabaro, tamar, tamaro.

0

tabaraysad

m dh

tacdaar¹

0

tabaraysasho

m f dh

ld tabaraysad.

0

tabarayso

f mg3 (-stay, -satay)

Tabar yeelasho.

0

tabardarrayn

m f dh

Eeg: tabardarree

0

tabardarree

f mg2 (-reeyay, -raysay)

Itaal yaro dareemid.

0

tabargab

f mg1 (-bay, -btay)

Wax tabar beelid.

0

tabargabid

m f dh

ld tabar-gab¹.

0

tabargal

f mg1 (-alay, -ashay; -geli)

Qof ciidamin kara noqosho.

0

tabargelid

m f dh

ld tabargal¹.

0

tabaro

m dh

Eeg: tabar

0

tabarruc

m l

Ururin lacag iwm oo cid lagu kaalmaynayo.

0

tabarrucid

m f dh

Eeg: tabarruc²