Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tabaabulee

(-leeyay, -laysay)
Falg2

Macnaha

Wax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu- shee, tabaabulyee, tabaabushee.

Erayo la-mid ah

tabaabulaynld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo.tabaadiNeef buuran, cayilan, shilis.tabaalacDaal badan.tabaalacSocod badan daal kala kulmid.tabaalacsanWax tabaalac hayo ahaansho (cid).tabaalacsanaanld tabaalacsanaansho.tabaalacsanaansho/dh ld tabaalac-sanaan.tabaalaynld tabaalayo, tabaalays.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms