Qaamuuska Asalka
tabaalacsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax tabaalac hayo ahaansho (cid).
Erayo la-mid ah
tabaabulaynld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo.tabaabuleeWax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu- shee, tabaabulyee…tabaadiNeef buuran, cayilan, shilis.tabaalacDaal badan.tabaalacSocod badan daal kala kulmid.tabaalacsanaanld tabaalacsanaansho.tabaalacsanaansho/dh ld tabaalac-sanaan.tabaalaynld tabaalayo, tabaalays.

