Qaamuuska Asalka
tabaalac
MagacLafdheeri
Macnaha
Daal badan.
Erayo la-mid ah
tabaabulaynld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo.tabaabuleeWax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu- shee, tabaabulyee…tabaadiNeef buuran, cayilan, shilis.tabaalacsanWax tabaalac hayo ahaansho (cid).tabaalacsanaanld tabaalacsanaansho.tabaalacsanaansho/dh ld tabaalac-sanaan.tabaalaynld tabaalayo, tabaalays.tabaalaysan1. Wax dhibaato dhaqaale hayso ahaansho. 2. Qof daal badani …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
