Qaamuuska Asalka
taar
(-rar, m.l)MagacLafdheeri
Macnaha
1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu diro. 2. Silig wax lagu oodo. 3. (muus.) Daf afar geesle ah.
Erayo la-mid ah
taaranAlaab wax la saaray ahaansho.taarashMaro tarash u yeelid. ld tarash².taarash1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaal…taarashidld tarashid.taarashold taarad.taarigQof muslim ah oo aan salaadda tukan.taariifoQaymaha badeecadda loo gooyo oo lagu gado.taariikh1. Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyi…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
