Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taarash

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaalwade. 2. ld tarash. Daliig dharka la huwado ama la guntado dacalkiisa lagu qurxiyo oo marada iyo faraqa u dhexaysa; xiddo.

Erayo la-mid ah

taarRati raran oo taagan wax saarid.taar1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu d…taaranAlaab wax la saaray ahaansho.taarashidld tarashid.taarashold taarad.taarigQof muslim ah oo aan salaadda tukan.taariifoQaymaha badeecadda loo gooyo oo lagu gado.taariikh1. Laan cilmi bulshadeedka ka mid ah oo lagu barto dhacdooyi…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms