Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

taan

(-aamay, -aantay; -aami)
Falg1

Macnaha

Ku t.: wax la jecelyahay ku fekerid.

Erayo la-mid ah

taangi1. Weel bir ah oo baabuurta ku rakiban oo biyaha, baasiinka …taaniT. ah: qof laf iyo xoog leh.taanoLacag sarif ah oo shan senti u dhiganta.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms