Qaamuuska Asalka
taarsuus
(c.nafl.)MagacLafdheeri
Macnaha
Toddobada lafood ee yaryar oo sameeya xubin isgoyska u dhexeeya lafta dheer ee lugta iyo lafaha faraha cagta.
Erayo la-mid ah
taarRati raran oo taagan wax saarid.taar1. War farriin kooban oo nooc raadiyeyaasha ka mid ah lagu d…taaranAlaab wax la saaray ahaansho.taarash1. Qof meel loo diro oo dhanbaaal ama farriin sida; dhanbaal…taarashMaro tarash u yeelid. ld tarash².taarashidld tarashid.taarashold taarad.taarigQof muslim ah oo aan salaadda tukan.

