0

tusmaysnaansho

m l

/dh ld tusmaysnaan.

0

tusmee

f g2 (-meeyay, -maysay)

1. Wax tusmo u yeelid. 2. Buug tusmo u samayn.

0

tusmo

m dh (-ooyin, m.l)

1. Hab reer miyigu u dego meel cusub. 2. Calaamad la dhigo meel la degi rabo. 3. Taxanaha cinwaanada buug.

0

tuu

e d

Juu!. ld tu' (2).

0

tuubbo

m dh (-ooyin, m.l)

Qalab dhuuban oo dhexda ka daloola oo dareeraha,hawada iwm ay maraan.

0

tuud

m dh (-dyo, m.dh)

Heen.

0

tuudi

f g2 (-iyay, -isay)

1. Hal la rabo in la ogaado in ay rimantahay foori ugu yeerid. 2. Laf heen ka bixin.

0

tuudin

m f dh

ld tuudis.

0

tuudis

m l

Eeg: tuudin

0

tuudsasho

m f dh

ld tuudsi.

0

tuudsi

m l

Eeg: tuudsasho

0

tuudso

f g3 (-saday, -satay)

Lafo iwm tuud kala bixid.

0

tuug

m l (tuug, m.dh)

Nin wax xadid caadaystay.

0

tuugannimo

m dh

Tuug ahaansho. ld tuugnimo.

0

tuugid

m f dh

ld tuugmo.

0

tuugmo

m dh

Eeg: tuugid

0

tuugnimo

m dh

Tuug ahaansho. ld tuugannimo.

0

tuugo

m dh

1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.

0

tuugsad

m l

Eeg: tuugsasho

0

tuugsasho

m f dh

ld tuugsad, tuugsi.

0

tuugsi

m l

Eeg: tuugsasho

0

tuugso

f mg3 (-saday, -satay)

Cid sadaqo weyddiisasho.

0

tuugtamid

m f dh

ld tuugtan¹.

0

tuugtan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Si aad ah wax u baryid.

0

tuuji

f g2 (-iyay, -isay)

1. Wax jilicsan oo diismaya calaacasha iyo faraha ku dhuujin si dheecaan iwm looga keeno. 2. Ooga bugta ama daallan daliigid ama rixid.

0

tuujin

m f dh

Eeg: tuuji

0

tuujis

m l (c.nafl.)

Wejiga garaaca wadnaha, marka caloolyarooyinka wadnuhu isku soo ururaan si ay dhiigga ugu tuuraan halbowlayaasha.

0

tuul

m l

ųur¹.

0

tuulan

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

ųuran.

0

tuulid

m dh

ųurid.

0

tuulimaad

m l

1. (taar.) Qaybta ka mid ah oogada dhulka iyo gibilkiisa ee ay nafleydu ku noolan karto, amase, ay nafley du ku nooshahay. 2. (jool.) Dhigidda uu dhigo wakiil dabiici ihi adke uu sidey oo uu ka keenay meel kale ama fog. Tus. “Webiyadu waxa ay tuulaan dhoobo iyo quruurux, dabayluhuna ciid badan iyo boodh”.

0

tuulimaad-badeed

m l (-dyo ..., m.l)

(jool.) Tuulimadyada la dhigo meelaha bad weynnada ama harooyinka guntooda badweynnada ugu hooseeya, waxyaabaha la tuulay asalkoodi waxay ka yimaadeen haraayaal yaryar oo ka haray noole hore ugu oolaan jiray qaybtaa badda ama harada ee uu ka dhacay tuulimaadku.

0

tuulimaad-mool

m l (-dyo ..., m.l)

(jool.) Maatarka adag ee daboola gebiska gobolka ugu hooseeya ee badda.

0

tuulnaan

m dh

ųurnaan.

0

tuulnaansho

m l

/dh ld tųurnaan.

0

tuulo

m dh (-ooyin, ml.)

Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal.

0

tuumi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax meel ku uruurin.

0

tuumin

m f dh

ld tuumis.

0

tuumis

m l

Eeg: tuumin

0

tuunsamid

m f dh

Eeg: tuunsan¹

0

tuunsan

f mg1 (-amay, -antay; -ami)

Alaab wax meel la isugu uruuriyey noqosho.

0

tuunsanaan

m f dh

ld tuunsanaansho.

0

tuunsanaansho

m l

/dh ld tuunsanaan.

0

tuunsasho

m f dh

ld tuunsi.

0

tuunsi

m l

Eeg: tuunsasho

0

tuunso

f g3 (-saday, -satay)

Wax meel ku uruursasho.

0

tuuqsad

m l

Eeg: tuuqsasho

0

tuuqsasho

m f dh

ld tuuqsad, tuuqsi.

0

tuuqsi

m l

Eeg: tuuqsasho

0

tuuqso

f g3 (-saday, -satay)

Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).

0

tuur

f g

/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.

0

tųur

m dh (-ro, m.l)

1. Kurus. 2. Dadka gasarku ku dhaco, qaabka dhabarkoodu yeesho.

0

tuuran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax gacanta lagu gamay ahaansho.

0

tųuran

f mg4 (-rnaa, -rtay)

Wax meel la tųuray ahaansho. ld tuulan.

0

tuurasho

m f dh

Eeg: tuuro

0

tuurbarbaar

m l

tuurfaahis m.dh Nooc ka mid ah cawska rarada laga sameeyo. ld tuurbarbaar.

0

tuurid

m f dh

ld tuuris, tuurniin.

0

tųurid

m f dh

ųur³. ld tuulid, tųurniin.

0

tuurimo

m dh

In wada jirta oo badan; wax meel tųuran.

0

tųurin

m l (-inno/-imo, m.dh)

1. Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko. 2. Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tųuro.

0

tuuris

m dh

Eeg: tuurid

0

tuurmadow

m dh

Libaax-badeed jaad ka mid ah.

0

tuurnaan

m f dh

ld tuurnaansho.

0

tųurnaan

m f dh

ųuran¹. ld tuulnaan, tuulnaansho, tųurnaansho.

0

tuurnaansho

m l

/dh ld tuurnaan.

0

tųurnaansho

m l

/dh ld tųurnaan.

0

tuurniin

m l

Eeg: tuurid

0

tųurniin

m l

ųurid.

0

tuuro

f g

/mg3 (-rtay, -ratay) 1. (f.g) Wax meel isugu geysasho. 2. (f.mg) Wax meel isugu imaasho. 3. Timaha tuurid.

0

tuurre

m l (-rayaal, m.l/dh)

Nin tuur leh.

0

tuuryayn

m f dh

ld tuuryo.

0

tuuryee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Wax tuuryo isdaba joog ah la dhicid.

0

tuuryo

m dh

Eeg: tuuryayn

0

tuutayn

m f dh

ld tuutays.

0

tuutays

m l

Eeg: tuutayn

0

tuutee

f g2 (-teeyay, -teysay)

1. Cid si wada jir ah wax u yeelid 2. Si degdeg ah u socosho (qof)

0

tuutuu

m l (-ullo, m.dh)

Qori shiishka lagu barto oo xabbado af fiiqan dabadana bul ku leh ay ka dhacaan.

0

tuux

m l

Tirsi loo adeegsado cayaarta delebka.

0

tuwaal

m l (-llo, m.dh)

Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel; tuweel.

0

tuweel

m l (-llo, m.dh)

Eeg: tuwaal

0

tuxle

m l (-layaal, m.l/dh)

1. Qof xan badan. 2. Orod la sameeyo iyadoo la fooraro.