Qaamuuska Asalka
tuurre
(-rayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nin tuur leh.
Erayo la-mid ah
tuur/mg1 (-ray, -rtay) 1. (f.g) Wax gacanta ku gamid. 2. (f.mg) …tuuranWax gacanta lagu gamay ahaansho.tuurbarbaartuurfaahis m.dh Nooc ka mid ah cawska rarada laga sameeyo. l…tuuridld tuuris, tuurniin.tuurimoIn wada jirta oo badan; wax meel tųuran.tuurmadowLibaax-badeed jaad ka mid ah.tuurnaanld tuurnaansho.tuurnaansho/dh ld tuurnaan.

