Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tuugo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Wax xadidda; tuugnimo; xatooyo. 2. Qof dheddig ah oo keli ah wax xadda. 3. Koox wax xaddo.

Erayo la-mid ah

tuugNin wax xadid caadaystay.tuugWax baryo lagu keenay.tuugWax baryid; yaboohsasho.tuugannimoTuug ahaansho. ld tuugnimo.tuugidld tuugmo.tuugnimoTuug ahaansho. ld tuugannimo.tuugsashold tuugsad, tuugsi.tuugsoCid sadaqo weyddiisasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms