0

tariibid

m f dh

eef tariib².

0

tariin

m l

Eeg: tareen

0

tarjimad

m dh

Eeg: tarjumo

0

tarjiman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

Eeg: tarju-man

0

tarjime

m l

Eeg: tarjume

0

tarjimid

m dh

Eeg: tarjumid

0

tarjimnaan

m dh

Eeg: tarjumnaan

0

tarjimnaansho

m dh

/l ld tarjumnaan.

0

tarjimo

m dh

Eeg: tarjumo

0

tarjin

f g1 (-imay, -intay)

Eeg: tarjun

0

tarjumad

m dh

Eeg: tarjumo

0

tarjuman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

Qoraal iwm wax la tarjumay ahaansho. ld tarjiman, turjuman.

0

tarjume

m l (-mayaal m.l/dh)

Fasire. ld tarjime, turjume.

0

tarjumid

m f dh

ld tarjimid, tarjumo, turjumid.

0

tarjumnaan

m f dh

ld tarjimnaan, tarjimnaansho, tarjum-naansho.

0

tarjumnaansho

m l

/dh ld tarjumnaan.

0

tarjumo

m dh (-ooyin, m.l)

Wax lagu fasiray af kale. ld tarjimad, tarjimo, tarjumad, turjumad, turjumo.

0

tarjun

f g1 (-umay, -untay; -umi)

1. Qoraal af kale ku beddelid. 2. Ka t.: cid wax ay sheegto cid kale u fasirid. ld tarjin, turjun.

0

tarlaash

m l

Fargan.

0

tarmi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax tiradooda badin.

0

tarmid

m f dh

2 ld taran¹, taranti.

0

tarmin

m f dh

Eeg: tarmi

0

tarmuus

m l (-syo, m.dh)

Weel gudihiisa dhalo aan hawo lahayn ku jirto oo wixii lagu shubo xaaladdiisa ku haya in muddo ah. ld termuus.

0

tarniig

m l

Bir fidsan oo qiro yar leh oo guryaha dusha laga saaro; jiingad. ld terniig.

0

taroox

m l (-xyo, m.dh)

Qof tuugannimo u banbaxay.

0

tarraaqad

m dh (-do, m.l)

Kalluunka badda jaad ka mid ah oo u eg tebedinta.

0

tarraar

m l

Ood laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.

0

tarraje

m l

Geedo yaryar oo xoolaha ay cunaan, siiba geela.

0

tarraq

m l (-qyo, m.dh)

Qoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriid.

0

tarrar

m l (-ryo, m.dh)

Dillaac, jeex. ld qarrar¹.

0

tarrari

f g2 (-iyay, -isay)

Wax af dillaac u yeelid. ld qarrari.

0

tarrarid

m f dh

tarrar². ld qarrar¹, qarrarid, tarrar¹.

0

tarrarin

m f dh

ld qarrarin.

0

tarrax

f g1 (-xay, -xday; -rixi)

Wax yar wax badan ku dhex darid.

0

tarraxan

f mg4 (-xnaa, -xnayd)

Ku t.: wax la tarraxay ahaansho.

0

tarraxnaan

m f dh

ld tarrax- naansho.

0

tarraxnaansho

m l

/dh ld tarraxnaan.

0

tarraxo

m dh

Geed yar oo asal wanaagsan laga helo.

0

tarraysad

m l

Eeg: darraysasho

0

tarraysasho

m f dh

Eeg: darraysasho

0

tarraysi

m l

Eeg: darraysasho

0

tarrayso

f g3 (-stay, -satay)

Eeg: darrayso

0

tarriiq

m l

1. Dillaac, jeex. 2. Waddo laba degmo isku xirta.

0

tarriiqan

f mg1 (-qmay, -qantay; -qmi)

Wax la jeexay noqosho.

0

tarriiqid

m f dh

Eeg: tarriq²

0

tarriiqmid

m f dh

Eeg: tarriiqan¹

0

tarriiqnaan

m f dh

ld tarriiqnaansho.

0

tarriiqnaansho

m l

/dh ld tarriiqnaan.

0

tarrixid

m f dh

ld tarrax¹.

0

tarro

m dh

1. Laba laamood oo isku dheggan halka ay ka farcamaan. 2. ld darro.

0

tarsaasi

m l

1. Lalabbo ka timaadda cunto la iska badiyey. 2. Qaraw; calwasaad.

0

tarshad

m dh (-do, m.l)

Markab bad dhex maraya biyaha kor uga duula; darbad. ld darshad.

0

tartabo

m dh

Jaad ka mid ah kalluunka.

0

tartamaan

Tus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu ilayska qorraxda”.

0

tartamid

m f dh

Eeg: tartan³

0

tartan

m l (-ammo/-anno, m.dh)

1. Baratan. 2. T.ka suugaanta; t.ka gabayada.

0

tartansii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Beretensii.

0

tartansiin

m f dh

Eeg: tartansii

0

tartar

m l (-rro, m.dh)

1. Feeraha hoose oo laallaada. 2. Dhinac; barbar.

0

tartiib

m dh

Degdeg la'aan.

0

tartiibi

f g2 (-iyay, -isay)

Wax si aan degdeg lahayn u samayn.

0

tartiibin

m f dh

Eeg: tartiibi

0

tartiibsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la tartiibiyey ahaansho.

0

tartiibsanaan

m f dh

ld tartiibsanaansho.

0

tartiibsanaansho

m l

/dh ld tartiibsnaan.

0

tartuuqsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Degdegsan.

0

tartuuqsanaan

m f dh

ld tartuqsanaansho.

0

tartuuqsanaansho

m l

/dh ld tartuuqsa-naan.

0

tasarruf

f mg1 (-fay, -ftay)

Hanti aan la lahayn si xun u isticmaalid.

0

tasarrufid

m f dh

ld tasarruf¹.

0

tasayn

m f dh

Eeg: tasee

0

tasee

f g2 (-seeyay, -saysay)

Wax qarin.

0

taseec

f g

/mg1 (-cay, -cday) 1. Wax u t.: wax u

0

taseecid

m f dh

Eeg: taseec

0

tashad

m f l

ld tashi.

0

tashi

m f dh

Eeg: tashad

0

tashiil

m l

Sahay ama wax kale oo la dhaqaaleeyo si ayan durba u dhammaan; maradhaaro; dhaqaale.

0

tashiilad

m l

Eeg: tashiilasho

0

tashiilasho

m f dh

ld tashiilad.

0

tashiilid

m f dh

Eeg: tashiil²

0

tashiilo

f g3 (-iishay, -iilatay)

Wax dhaqaa- laysasho.

0

tasho

f mg3 (-shaday, -shatay)

1. Arrin go'aan ka gaarid. 2. Ku t.: wax filasho. 3. La t.: talo cid la garabsasho.

0

tashuumaa

m l kh

Hasha had iyo jeer is nuugta.

0

tasniif

m dh

Curinta wax aan hore u jiri jirin.

0

tasniifid

m f dh

Eeg: tasniif²

0

tasoobid

m f dh

Eeg: tasow

0

tasow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

1. Baadi wax muddo badan maqnayd noqosho. 2. Nafley dayoobid.

0

tastuur

m l (-rro, m.dh)

1. Xeer ama qaynuun waddan lagu maamulo. 2. Qori kolkol lagu shiraaca lagu xiro oo doonyuhu isticmaalaan.

0

taswiir

m dh

Eeg: masawir

0

tatab

m l (-byo, m.dh)

1. Joog, dherer. 2. Kobta ay iska galaan bowdada iyo barida.

0

tataji

f g2 (-iyay, -isay)

Cid hore u ridid.taxambaysasho

0

tatajin

m f dh

Eeg: tataji

0

tatoomid

m dh

Eeg: tantoomid

0

tatoomo

m dh

Eeg: tantoomo

0

tatoon

f g1 (-oomay, -oontay)

Eeg: tantoon

0

tatoonyee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Eeg: tantoon

0

tatoonyeyn

m dh

Eeg: tantoomid

0

tatoonyo

m dh

Eeg: tantoomo

0

taw

m dh sh r

Cod lagu muujiyo wax degdeg ama dhaqso ah.

0

tawaad

m dh

Eeg: dawaad