Qaamuuska Asalka
tarraaqad
(-do, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Kalluunka badda jaad ka mid ah oo u eg tebedinta.
Erayo la-mid ah
tarraarSummad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo gā¦tarraarOod laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.tarrajeGeedo yaryar oo xoolaha ay cunaan, siiba geela.tarraqQoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabriā¦tarrarWax adag dillaac yeelasho. ld qarrar².tarrarDillaac, jeex. ld qarrar¹.tarrariWax af dillaac u yeelid. ld qarrari.tarraridtarrar². ld qarrar¹, qarrarid, tarrar¹.

