Qaamuuska Asalka
tarrar
(-ryo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dillaac, jeex. ld qarrar¹.
Erayo la-mid ah
tarraaqadKalluunka badda jaad ka mid ah oo u eg tebedinta.tarraarOod laba beerood oo isa saaran u dhexeysa.tarraarSummad Alif dheer u eg oo garabka ilaa caloosha gaaraya oo g…tarrajeGeedo yaryar oo xoolaha ay cunaan, siiba geela.tarraqQoryo yaryar oo la farsameeyey oo afka baaruud ku leh; kabri…tarrariWax af dillaac u yeelid. ld qarrari.tarraridtarrar². ld qarrar¹, qarrarid, tarrar¹.tarrarinld qarrarin.

