Qaamuuska Asalka
taw
MagacDhexdhexaadshr
Macnaha
Cod lagu muujiyo wax degdeg ama dhaqso ah.
Erayo la-mid ah
tawaan1. Karti wax lagu bixiyo ama lagu sameeyo. 2. Ujeeddo.tawaawacCabasho, calaacal.tawaawacCalaa- calid.tawaawilBari idaad iyo dhir la isku shiilay oo dawo ahaan loo isticm…tawaawilBari idaad iyo dhir la isku shiilay cid ku daawayn.tawakalIlaah si buuxda isugu hallayn (qof).tawakalidld tawakal¹.tawalWelwel, walbahaar.

