Qaamuuska Asalka
tartansii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Beretensii.
Erayo la-mid ah
tartaboJaad ka mid ah kalluunka.tartamaanTus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu ilayska qorraxda”.tartan(baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo nool…tartan1. Baratan. 2. T.ka suugaanta; t.ka gabayada.tartanLa t.: cid, cid kale la baratamid.tartar1. Feeraha hoose oo laallaada. 2. Dhinac; barbar.tartarWax cad cad u googo'id.tartiibiyo tabar yari leh socosho. 2. Ku t.: ul ku luudid.

