Qaamuuska Asalka
tartiibi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Wax si aan degdeg lahayn u samayn.
Erayo la-mid ah
tartaboJaad ka mid ah kalluunka.tartamaanTus. “Dhirtu way dheeraadaan si ay ugu ilayska qorraxda”.tartanLa t.: cid, cid kale la baratamid.tartan1. Baratan. 2. T.ka suugaanta; t.ka gabayada.tartan(baay.) Isdhexgal ka dhex dhaca laba ama in ka badan oo nool…tartansiiBeretensii.tartar1. Feeraha hoose oo laallaada. 2. Dhinac; barbar.tartarWax cad cad u googo'id.

