0

tumayo

m dh

Qare la miiray gufarka ka hara.

0

tumbuc

m l (-cyo, m.dh)

Buur yar oo ciid ah.

0

tumbul

m dh

Dad ama xoolo aan badnayn oo meel tuuran.

0

tumbur

f g1 (-ray, -rtay)

Wax tumburo ku dhufasho. ld tumburyee.

0

tumburi

m l (muus.)

Shareero.

0

tumburid

m f dh

ld tumburyeyn.

0

tumburo

m dh

Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo.

0

tumburyee

f g2 (-yeeyay, -yaysay)

Eeg: tumbur

0

tumburyeyn

m dh

Eeg: tumburid

0

tumburyo

m dh

Eeg: tumburo

0

tumid

m f dh

Eeg: tun²

0

tummaati

m l

/dh Nabar waran oo toos iyo gacanqabsi ah.

0

tummaatiyid

m f dh

Eeg: tummaati²

0

tummun

m l t (-nno, m.dh)

Rubuc laba loo dhigay meel; fallar.

0

tumnaan

m f dh

ld tumnaansho.

0

tumnaansho

m l

/dh ld tumnaan.

0

tumo

f g

/mg3 (-untay, -umatay) 1. (f.g) Bir qalab ka samaysasho. 2. (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho. 3. (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.

0

tumun

m l (-nno, m.dh)

Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.

0

tumuujayn

m f dh

ld tumuujo.

0

tumuujee

f g2 (-jeeyay, -jaysay)

Cid tantoomo la dhicid.

0

tumuujo

m dh

Eeg: tumuujayn

0

tun

m l

Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.

0

tundura

m dh (juqr.)

Bannaanada aan dhirta lahayn ee woqooyiga maraykanka iyo woqooyiga yurayshiya, oo inta badan ku yaal goobada Aartik iyo dhinaca woqooyi ee kaynaha caleen irbadleyda, ma jiro gobol weyn oo dhigmaa kubbad-badhka koonfureed. Sannadka intiisa badan celceliska heerkul bileedku wuu ka hooseeyaa barta biyuhu ku barafoobaan, jiilaaladuna aad bay u dheeryihiin una qabow yihiin, dhulkana waxa qariya baraf, xagaayadu way gaabanyihiin oo diiranyihiin, laakiin xataa luulyo celceliska heerkul bileedku kor uma dhaafo 10° C ah.

0

tunjileec

m l

Tabar darro cid lagu dareemay oo lagu haadsado.

0

tunjileecsasho

m f dh

ld tunjileecsi.

0

tunjileecsi

m l

Eeg: tunjileecsasho

0

tunjileecso

f g3 (-saday, -satay)

Cid tabardaran maagid.

0

tunsii

f g2 (-iiyay, iisay)

Ku t.: ku tumasho.

0

tunsiin

m f dh

Eeg: tunsii

0

tunuug

m dh w

Eeg: teneg

0

tuqtuq

m dh

Si tabar yar oo loo socdo.

0

tuqtuqlee

f mg2 (-leeyay, -leysay)

Cid si tabar yari ku jirto u socosho.

0

tuqtuqleyn

m f dh

Eeg: tuqtuqlee

0

tur

f mg1 (-ray, -rtay)

U tur: cid u naxariisasho.

0

turaab

m dh

Carro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si barako looga helo.

0

turaal

m l

Naxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.

0

turaanturrayn

m dh

Eeg: turunturrayn

0

turaanturree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Eeg: turunturree

0

turaanturro

m dh

Eeg: turunturrayn

0

turaanturyayn

m dh

Eeg: turunturrayn

0

turaanturyee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Eeg: turunturree

0

turbi

m l

1. Gurbaan yar. 2. T. ah: qof xoog badan.

0

turbid

m f dh

Eeg: turub²

0

turci

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: tirci

0

turcid

m dh

Eeg: tircid

0

turcin

m dh

tuubbo

0

turid

m f dh

Eeg: tur

0

turjubaan

f mg1 (-nay, -ntay)

1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af garanayn is af garadsiin. ld turjumaan².

0

turjubaanid

m f dh

ld turjumaanid.

0

turjubaannimo

m dh

Turjubaan ahaansho. ld turjumaannimo.

0

turjumaan

f mg1 (-nay, -ntay)

Eeg: turjubaan²

0

turjumaanid

m dh

Eeg: turjubaanid

0

turjumaannimo

m dh

Eeg: turjubaannimo

0

turjumad

m dh

Eeg: tarjumo

0

turjuman

f mg4 (-mnaa, -mnayd)

Eeg: tarjuman

0

turjume

m l

Eeg: tarjume

0

turjumid

m dh

Eeg: tarjumid

0

turjumnaan

m dh

Eeg: tarjumnaan

0

turjumnaansho

m l

/dh ld tarjumnaan.

0

turjumo

m dh

Eeg: tarjumo

0

turjun

f g1 (-umay, -untay; -umi)

Eeg: tarjun

0

turmaag

m l kh

T. ah: wax ama qof si toos ah oo aan dhaqaaq lahayn u taagan.

0

turmaagan

f g4 (-gnaa, -gnayd)

Wax, si toos ah oo aan dhaqdhaqaaq lahayn u taagan ahaansho.

0

turmaagnaan

m f dh

ld turmaagnaansho.

0

turmaagnaansho

m l

/dh ld turmaagnaan.

0

turniimo

m dh

Eeg: turaal

0

turniin

m l

Eeg: turaal

0

turniinsho

m dh

Eeg: turaal

0

turqan

f g4 (-naa, -nayd)

Wax la turqay ahaansho.

0

turqanaan

m f dh

ld turqanaansho.

0

turqanaansho

m l

/dh ld turqanaan.

0

turqasho

m f dh

Eeg: turqo

0

turqid

m f dh

ld turuq¹ (3).

0

turqo

f g3 (-qaday, -qatay)

Wax mudasho.

0

turraaxad

m dh

Maro midab leh oo sariiraha lagu goglo ama la huwado.

0

turub

f mg1 (-rbay, -rubtay; -rbi)

cayaarid.

0

turuc

f mg1 (-cay, -cday)

Eeg: tiric

0

turug

m l (-gyo, m.dh)

1. Muruq. 2. Meel taag ah.

0

turumbo

m dh (-ooyin, m.l)

(muus.) Bigil.

0

turumbuukh

m dh u

Xiddig-badeed.

0

turunturrayn

m f dh

ld turaanturrayn, turaanturro, turaanturyayn.

0

turunturree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Qof socda hore u ridid. ld turaanturree, turaanturyee.

0

turunturro

m dh

Eeg: turunturrayn

0

turunturroo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Cid socota hore u dhicid.

0

turunturrood

m f l

Eeg: turunturroo

0

turuq

m l (-qyo, m.dh)

1. Murqo waaweyn oo dadku yeesho. 2. Tolmo halhalluuq ah oo foolxun. 3. ld turqid.

0

turxaan

m dh

Iin; cillad.

0

turxaanbixin

m dh

Xumobixin, cilladbixin.

0

tus

f lg1 (-say, -stay)

1. Cid wax farta ugu fiiqid. 2. Is t.: laba qof isu keenid.

0

tusaal-kalgalka

m l (-layaal ..., m.l/dh)

(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.

0

tusaalayn

m f dh

ld tusaalays.

0

tusaalays

m l

Eeg: tusaalayn

0

tusaale

m l (-layaal, m.l/dh)

Matal; masal; misaal. ld tusaalo.

0

tusaalee

f mg2 (-leeyay, -laysay)

1. Cid talo u jeedin. 2. Cid wax uga digid.

0

tusaalo

m dh

Eeg: tusaale

0

tusbax

m l (-xyo, m.dh)

(dii.) Iniino ka samaysan kuul ama qori oo dhexda ka daloola o dhuun iskula taxan oo lagu werdiyo.

0

tusid

m f dh

Eeg: tus²

0

tusmayn

m f dh

Eeg: tusmee

0

tusmaysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax la tusmeeyay ahaansho.

0

tusmaysnaan

m f dh

ld tusmaysnaansho.