Qaamuuska Asalka
tur
(-ray, -rtay)Falmg1
Macnaha
U tur: cid u naxariisasho.
Erayo la-mid ah
turaabCarro laga soo qaado shiikh la qaddariyo xabaashiisa si bara…turaalNaxariis cid loo galo. ld turniimo, turniin, turniinsho.turbi1. Gurbaan yar. 2. T. ah: qof xoog badan.turcintuubboturjubaanAfceliye; afhayn. ld turjumaan¹.turjubaan1. Laba af isku beddelid. 2. Ka t.: laba qof oo aan is af ga…turjubaanidld turjumaanid.turjubaannimoTurjubaan ahaansho. ld turjumaannimo.

