Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tusaale

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Matal; masal; misaal. ld tusaalo.

Erayo la-mid ah

tusaal-kalgalka(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku…tusaalaynld tusaalays.tusaalee1. Cid talo u jeedin. 2. Cid wax uga digid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms