Qaamuuska Asalka
tusaal-kalgalka
(-layaal ..., m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku salaysan korodhka tirada borotonnada si loo arko xiriirka dhaqanka kiimikaad ee ka dhexeeya curiyeyaasha.