Qaamuuska Asalka
tus
MagacLafdheeri
Macnaha
Humri kulul oo dhaca waqtiga kulaylaha; hogo.
Erayo la-mid ah
tusaal-kalgalka(kiim.) Tuse muujinaya curiyeyaasha oo u habaysan hannaan ku…tusaalaynld tusaalays.tusaaleMatal; masal; misaal. ld tusaalo.tusaalee1. Cid talo u jeedin. 2. Cid wax uga digid.tusbax(dii.) Iniino ka samaysan kuul ama qori oo dhexda ka daloola…tusmaysanWax la tusmeeyay ahaansho.tusmaysnaanld tusmaysnaansho.tusmaysnaansho/dh ld tusmaysnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
