Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

tumburo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo.

Erayo la-mid ah

tumbucBuur yar oo ciid ah.tumbulNooc geed-saarka ka mid ah oo udgoon.tumbulDad ama xoolo aan badnayn oo meel tuuran.tumburWax tumburo ku dhufasho. ld tumburyee.tumburiShareero.tumburidld tumburyeyn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms