Qaamuuska Asalka
tabarayso
(-stay, -satay)Falmg3
Macnaha
Tabar yeelasho.
Erayo la-mid ah
tabaabulaynld tabaabulo, tabaabulshayn, tabaabu-lyayn, tabaabulyo.tabaabuleeWax qabanqaabin ama agaasimid. ld tabaabu- shee, tabaabulyee…tabaadiNeef buuran, cayilan, shilis.tabaalacDaal badan.tabaalacSocod badan daal kala kulmid.tabaalacsanWax tabaalac hayo ahaansho (cid).tabaalacsanaanld tabaalacsanaansho.tabaalacsanaansho/dh ld tabaalac-sanaan.

