0

dacarbax

m l

Bixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.

0

dacarbixi

f g2 (-iyay, -isay)

Calool ama xiidmo, qaras ku jirtay ka saarid.

0

dacarbixid

m f dh

Eeg: dacarbax²

0

dacarbixin

m f dh

Eeg: dacarbixi

0

dacardhiig

m l

Dabadhiig.

0

dacaree

f g

/mg2 (-reeyay, -raysay) 1. (f.g) Wax dhadhan qaraar u yeelid. 2. (f.mg) U d.: cid, wax awood iyo xoog ugu diidid.

0

dacarfaal

m l

Qaadashada dawo iwm si ay caloosha qarasta ku jirto uga saaranto; qarasfaal. ld dacarfaalid.

0

dacarfaalid

m f dh

ld dacarfaal¹, dacarfal¹, dacarfalid.

0

dacarfal

m l

Eeg: dacarfaalid

0

dacarfalid

m dh

Eeg: dacarfaalid

0

dacaroo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Wax dacar hayso noqosho (cid).

0

dacarood

m f l

Eeg: dacaroo

0

dacas

m l (-syo, m.dh)

1. Kabo jilicsan, badanaa guriga lagu joogo oo balaastiig ka sameysan. 2. Diif; rafaad; dhibaato.

0

dacati

f mg1

/2 (-iyay, -iday/-isay) ld tacaddi².

0

dacatin

m dh

Eeg: tacaddiyid

0

dacatiyid

m dh

Eeg: tacaddiyid

0

dacawamadow

m dh

Nooc dawacada ka mid ah, midab ciiro ah leh, oo caws ku nool ah. ld dawacamadow.

0

dacawo

m dh

Eeg: dawaco

0

dacay

m l

Xarig yar oo xoolaha qalka ama faruurta hoose looga xiro si loo xukumo.

0

dacayan

f mg4 (-ynaa, -ynayd)

Neef, wax la dacayey ahaansho. ld dacayeysan.

0

dacayasho

m f dh

ld dacayeysasho.

0

dacayayn

m dh

Eeg: dacayid

0

dacayee

f g2 (-yeeyay, -yeysay)

Eeg: dacay³

0

dacayeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Eeg: dacayan

0

dacayeysasho

m dh

Eeg: dacayasho

0

dacayeysnaan

m dh

Eeg: dacaynaan

0

dacayeysnaansho

m l

/dh ld dacaynaan.

0

dacayeyso

f g3 (-stay, -satay)

Eeg: dacayo

0

dacayid

m f dh

ld dacayayn.

0

dacayn

m f dh

Eeg: dacee

0

dacaynaan

m f dh

ld dacayeysnaan, dacayeysnaansho, dacaynaansho.

0

dacaynaansho

m l

/dh ld dacaynaan.

0

dacayo

f g3 (-yaday, -yatay)

Neef, dacay ku xirasho (qof). ld dacayeyso.

0

dacdarrayn

m f dh

Eeg: dacdarree

0

dacdarraysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax dacdarro hayso ahaansho.

0

dacdarraysnaan

m f dh

ld dacdarraysnaansho.

0

dacdarraysnaansho

m l

/dh ld dacdarraysnaan.

0

dacdarree

f g2 (-reeyay, -raysay)

Wax dacdarro badid.

0

dacdarro

m dh

Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.

0

dacdarroobid

m f dh

Eeg: dacdarrow

0

dacdarrow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

Wax dacdarro la kulmay noqosho.

0

dacee

f g2 (-ceeyay, -caysay)

Wax dac ku wasakheyn.

0

dacgab

m l

Waayidda tabar loo waayo wax la qaban lahaa. ld dacgabid.

0

dacgabid

m f dh

ld dacgab¹.

0

daciif

m l

Eeg: laciif¹

0

daciifad

m dh

Eeg: laciifad

0

daciifi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: laciifi

0

daciifid

m dh

Eeg: laciifid

0

daciifin

m dh

Eeg: laciifin

0

daciifis

m l

Eeg: laciifin

0

daciifsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Eeg: laciifsan

0

daciifsanaan

m dh

Eeg: laciifsanaan

0

daciifsanaansho

m l

/dh ld laciifsanaan.

0

dacjoog

m l kh

D. ah: neef xoolo ah oo aan sabada ceelka dhaafin.

0

dacluus

m l

1. Faqri. 2. ld dacluusid.

0

dacluusid

m f dh

ld dacluus¹ (2).

0

dacmad

m dh

Dhadhan.

0

dacwad

m dh (-do, m.l)

Dood garnaqsi iyo eedeyn leh oo laba qof ama ka badan dhexmarta. ld dacwi¹, dacwo.

0

dacwashiir

m l

Eeg: daacaqurun¹

0

dacwashiirid

m dh

Eeg: daacaqurmid

0

dacwee

f g2 (-weeyay, -weysay)

Cid dacwo ku oogid.

0

dacweyn

m f dh

Eeg: dacwee

0

dacwi

f mg1

/2 (-iyay,-iday/-isay; -iyi) La d.: dacwo jeedin.

0

dacwin

m dh

Eeg: dacwiyid

0

dacwiyid

m dh

ld dacwin.

0

dacwo

m dh

Eeg: dacwad

0

dacwoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

U d.: dacwo sameyn.

0

dacwood

m f l

Eeg: dacwoo

0

dacyaal

m l (-llo, m.dh)

Qori, dhagax iwm oo muddo badan ceel agtiisa yiil.

0

dad

m l (-dyow, m.l)

Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta.

0

dąd

m l

(1).

0

dadaabee

f g2 (-beeyay, -beysay)

Neef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.

0

dadaabeyn

m f dh

Eeg: dadaabee

0

dadaabeysad

m l

Eeg: dadaabeysasho

0

dadaabeysasho

m f dh

ld dadaabaysad, dadaabeysi.

0

dadaabeysi

m l

Eeg: dadaabeysasho

0

dadaabeyso

f g3 (-stay, -satay)

Awr jilbaha korkooda ka xirid.

0

dadaal

m l

1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.

0

dadaalid

m f dh

ld dedaalid.

0

dadab

m l (-byo, m.dh)

1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

0

dadabdhig

m l

Eeg: dadabgal¹

0

dadabdhigid

m dh

Eeg: dadabgelid

0

dadabgal

m l (-llo, m.l)

1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyadoo si xushmad leh loo weyddiisanayo. 2. ld dadabgelid.

0

dadabgelid

m f dh

ld dadabdhigid, dadabgal¹ (2).

0

dadabhambaar

m l

Eeg: dadabxambaar¹

0

dadabsad

m l

Eeg: dadabsasho

0

dadabsasho

m f dh

ld dadabsad, dadabsi.

0

dadabsi

m l

Eeg: dadabsasho

0

dadabso

f g

/mg3 (-saday, -satay) 1. (f.g) Wax dhib leh si gardarro ah faraha ula gelid. 2. (f.g) Cid gardarro ku sameyn. 3. (f.mg) Ilmo, si dadab ah u xambaarasho.

0

dadabxambaar

m l

Si gudub ah oo ilmo aan la gardaadin loo xambaaro. ld dadabhambaar.

0

dadabxambaarasho

m dh

Eeg: dadabxam-baarsasho

0

dadabxambaarid

m f dh

Eeg: dadabxambaar²

0

dadabxambaaro

f mg3 (-rtay, -ratay)

Eeg: dadabxambaarso

0

dadabxambaarsasho

m f dh

ld dadabxambaarasho.

0

dadabxambaarso

f mg3 (-saday, -satay)

Ilmo aan la gardaadin si gudub ah u xambaarasho. ld dadabxambaaro.

0

dadan

m dh

Eeg: dedan¹

0

dadban

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax la dadbay ahaansho.

0

dadbanaan

m f dh

ld dadbanaansho.

0

dadbanaansho

m l

/dh ld dadbanaan.

0

dadbid

m f dh

ld dadab¹ (4).