Qaamuuska Asalka
dadaal
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaqso ah oo hawl loo qabto. ld dedaal¹.
Erayo la-mid ah
dadaabeeNeef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.dadaabeysashold dadaabaysad, dadaabeysi.dadaabeysoAwr jilbaha korkooda ka xirid.dadaalidld dedaalid.dadab1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisi…dadab1. Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya. 2…dadabWax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.dadabgal1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyado…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
