Qaamuuska Asalka
dadaabeyso
(-stay, -satay)Falg3
Macnaha
Awr jilbaha korkooda ka xirid.
Erayo la-mid ah
dadaabeeNeef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.dadaabeysashold dadaabaysad, dadaabeysi.dadaal1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaq…dadaal1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2.…dadaalidld dedaalid.dadab1. Ardaa quruxsan oo ay cid u dhisto nin gabar ka doonaya. 2…dadabWax si goyneysa jahada toosan ee uu u yaal u dhigid.dadab1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisi…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
