Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dadab

(-byo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. ld dedeb. Si wax loo dhigo oo in yar ka leexsan jahadiisii hore, gudub. babac. 2. Si goynaysa jahada toosan ee ay wax u yaallaan. 3. D. ah: ilmo aan weli la gardaadin. 4. ld dadbid.

Erayo la-mid ah

dadaabeeNeef geel ah jilbaha korkooda ka xirid.dadaabeysashold dadaabaysad, dadaabeysi.dadaabeysoAwr jilbaha korkooda ka xirid.dadaal1. Wax qabad isxilqaamid iyo isku taxallujin leh. 2. Si dhaq…dadaal1. Si isxilqaamid iyo isku taxallujin leh hawl u qabasho. 2.…dadaalidld dedaalid.dadabgal1. ld dadabdhig 1. Doonidda gabar reerkooda laga doono iyado…dadabgalU d.: Reer gabadh si xushmad leh u weydiisasho. ld dadabdhig…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms