Qaamuuska Asalka
dacawamadow
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc dawacada ka mid ah, midab ciiro ah leh, oo caws ku nool ah. ld dawacamadow.
Erayo la-mid ah
dacalSummad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo…dacalDaraf, dhinac, cirif.dacalmadowQori qaar ka mid ahi gubtay.dacarDhismo weyn oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo laga …dacar1. Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo d…dacaraysanQof dacar haysa ahaansho.dacaraysnaanld dacaraysnaansho.dacaraysnaansho/dh ld dacaraysnaan.

