Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dacar

MagacLafdheeri

Macnaha

Dhismo weyn oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo laga dhiso qabuuraha wadaaddada waaweyn oo marka la siyaaranayo dadku harsado.

Erayo la-mid ah

dacalSummad xoolaha loo yeelo oo dhegta dhinaceeda hoose la jeexo…dacalDaraf, dhinac, cirif.dacalmadowQori qaar ka mid ahi gubtay.dacaraysanQof dacar haysa ahaansho.dacaraysnaanld dacaraysnaansho.dacaraysnaansho/dh ld dacaraysnaan.dacarbaxCalool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.dacarbaxBixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms