Qaamuuska Asalka
dacal
(-llo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Daraf, dhinac, cirif.
Erayo la-mid ah
dacalmadowQori qaar ka mid ahi gubtay.dacar1. Geed yar oo jaadad badan ah oo leh caleemo hilib leh oo dā¦dacarDhismo weyn oo dusha ka dedan dhinacyadana ka furan oo laga ā¦dacaraysanQof dacar haysa ahaansho.dacaraysnaanld dacaraysnaansho.dacaraysnaansho/dh ld dacaraysnaan.dacarbaxCalool ama xiidmo qaras ku jirtay, ka bixid.dacarbaxBixidda caloosha qaras ku jirta ay ka baxdo.

