Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dacdarrow

(-oobay, -owday; -oobi)
Falmg1

Macnaha

Wax dacdarro la kulmay noqosho.

Erayo la-mid ah

dacdarraysanWax dacdarro hayso ahaansho.dacdarraysnaanld dacdarraysnaansho.dacdarraysnaansho/dh ld dacdarraysnaan.dacdarreeWax dacdarro badid.dacdarroDhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms