Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dacdarro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Dhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.

Erayo la-mid ah

dacdarraysanWax dacdarro hayso ahaansho.dacdarraysnaanld dacdarraysnaansho.dacdarraysnaansho/dh ld dacdarraysnaan.dacdarreeWax dacdarro badid.dacdarrowWax dacdarro la kulmay noqosho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms