Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dacdarraysnaansho

MagacLafdheeri

Macnaha

/dh ld dacdarraysnaan.

Erayo la-mid ah

dacdarraysanWax dacdarro hayso ahaansho.dacdarraysnaanld dacdarraysnaansho.dacdarreeWax dacdarro badid.dacdarroDhibaato badan oo ay nafley nolosha kala kulanto.dacdarrowWax dacdarro la kulmay noqosho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms