Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laciif

(-fyo/-fiin, m.dh)
MagacLafdheerikh

Macnaha

l. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.

Erayo la-mid ah

laciifadQof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.laciifiWax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, lici…laciifidld daciifid, liciifid.laciifinld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.laciifsanWax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.laciifsanaandaciifsanaansho, laciifsanaansho.laciifsanaansho/dh ld laciifsanaan.laciinQof dagaal, khayaano iyo diradiro badan.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms