Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

laciifsan

(-naa, -nayd)
Falmg4

Macnaha

Wax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.

Erayo la-mid ah

laciifl. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.laciifNafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².laciifadQof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.laciifiWax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, lici…laciifidld daciifid, liciifid.laciifinld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.laciifsanaandaciifsanaansho, laciifsanaansho.laciifsanaansho/dh ld laciifsanaan.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms