Qaamuuska Asalka
laciin
(-nno, m.dh)MagacLafdheerikh
Macnaha
Qof dagaal, khayaano iyo diradiro badan.
Erayo la-mid ah
laciifl. ah: qof aad u tabar daran. ld daciif¹, liciif¹.laciifNafley tabaryarayn. ld daciif², liciif².laciifadQof dumar ah oo aad u tabar yar. ld daciifad.laciifiWax laciif ka dhigid (nafley, feynuus iwm). ld daciifi, lici…laciifidld daciifid, liciifid.laciifinld daciifin, daciifis, laciifis, liciifin, liciifis.laciifsanWax tabar yar ahaansho. ld daciifsan.laciifsanaandaciifsanaansho, laciifsanaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
