0

dhexsaarid

m f dh

Eeg: dhexsaar²

0

dhexsoco

f g3 (-cday, -cotay)

Laba wax (ama laba melood ama laba qof) dhexdood marid.

0

dhexsocod

m f dh

ld dhexsocosho.

0

dhexsocosho

m dh

Eeg: dhexsocod

0

dhexsocoto

m dh u

1. Hadal yar ama tix yar oo soo noqnoqota oo maansada qaybo loogu kala qaybiyo. 2. Dad dadka hadalka u kala qaada ama dawlad u adeega oo warka u geeya; jaasuus. 3. Dad si joogto ah, laba meelood isaga safra.

0

dhexsooc

f g1 (-cay, -cday)

Ka dh.: wax, wax kale oo uu ku dhex jirey ka mirid.

0

dhexsoocid

m f dh

Eeg: dhexsooc

0

dhextaal

m dh (-lo, m.l)

Tix yar, soo noqnoqota oo maansada qaybo u kala qaybisa. ld dhextaallo.

0

dhextaallo

m dh

Eeg: dhextaal

0

dheyel

m l

Eeg: dhayal¹

0

dheyelid

m dh

Eeg: dhayalid

0

dheyelsasho

m dh

Eeg: dhayalsasho

0

dheyelso

f g3 (-saday, -satay)

Eeg: dhayalso

0

dheyrdheer

m l

Shabaq siriqyo badan leh oo sagaarada lagu dabo.

0

dhib

m l

/dh (-bab, m.l) 1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeedu fududayn; wax lagu daalo; shiddo. 2. (fk) Si rafaad ah; si qaxar ah. ld dhibaato.

0

dhibaad

m dh

1. Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay. 2. Caado, xayl. ld dhiibaaji.

0

dhibaadi

f g2 (-iyay, -isay)

Haweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.

0

dhibaadin

m f dh

ld dhibaadsiin.

0

dhibaadsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Eeg: dhibaadi

0

dhibaadsiin

m dh

Eeg: dhibaadin

0

dhibaaji

m l

Eeg: dhibaad

0

dhibaatayn

m f dh

Eeg: dhibaatee

0

dhibaataysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Wax dhibaato hayso ahaansho.

0

dhibaataysnaan

m f dh

ld dhibaataysnaansho.

0

dhibaataysnaansho

m l

/dh ld dhibataysnaan.

0

dhibaatee

f g2 (-teeyay, -taysay)

Cid dhibaato gaarsiin.

0

dhibaato

m dh (-ooyin, m.l)

Eeg: dhib¹

0

dhibbaan

m dh (-nno, m.l)

Nabar.

0

dhibban

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax dhib hayo ahaansho.

0

dhibbanaan

m f dh

ld dhibbanaansho.

0

dhibbanaansho

m l

/dh ld dhibbanaan.

0

dhibbane

m l (-nayaal, m.l/dh)

Qof dhibaato la gaarsiiye.

0

dhibci

f g2 (-iyay, -isay)

Hoore meel ku jira in yar ka shubid.

0

dhibcid

m f dh

Eeg: dhibic²

0

dhibcin

m f dh

Eeg: dhibci

0

dhibco

m dh

Hilib cadad yar yar laga dhigay oo muqmaddana ka waaweyn; suqaar.

0

dhibdhibac

f mg1 (-bcay, -bacday; -bici)

Eeg: dhibdhibic

0

dhibdhibcid

m f dh

Eeg: dhibdhibic

0

dhibdhibic

f mg1 (-bcay, -bacday; -bici)

Gobo'layn; tifqid. ld dhibdhibac.

0

dhibee

f g2 (-beeyay, -beysay)

Xoolo dhib ku daweyn.

0

dhibeyn

m f dh

Eeg: dhibee

0

dhibeysan

f mg4 (-snaa, -snayd)

Xoolo la dhibeeyay ahaansho.

0

dhibeysnaan

m f dh

ld dhibeysnaansho.

0

dhibeysnaansho

m l

/dh ld dhibeysnaan.

0

dhibi

m dh

Madowga maraqsaarka awrta qooqan ka muuqda kana samaysma kaadi uu isku sayray. ld dhebi².

0

dhibib

m l

Eeg: dhibiib¹

0

dhibibid

m dh

Eeg: dhibiibid

0

dhibibtir

f g1 (-ray,- rtay)

Eeg: dhibiibtir²

0

dhibibtiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Eeg: dhibiibtiran

0

dhibibtirnaan

m dh

Eeg: dhibiibtirnaan

0

dhibibtirnaansho

m l

/dh ld dhibiibtirnaan.

0

dhibic

m dh (-bco, m.l)

1. In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a. 2. Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno. Tus. “Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”. 3. Roob xoog leh. 4. Joogsi.

0

dhibid

m f dh

Eeg: dhib³

0

dhibidhisad

m l

Eeg: dhibidhisasho

0

dhibidhisasho

m f dh

ld dhebidhisad, dhebidhisasho, dhebilisad, dhebilisas.

0

dhibidhiso

f mg3 (-stay, -satay)

Dhibi isku sayrin (rati qooqan ama dagaal maaggan). ld dhebidhiso, dhebiliso, dhibiliso.

0

dhibiib

m l

1. Suuxdinta ku timaadda qof dhiig badani ka baxay, dhiigbax. 2. ld dhibiibid. ld dhibib¹.

0

dhibiibid

m f dh

ld dhibibid, dhibiib¹ (2).

0

dhibiibtir

f g1 (-ray, -rtay)

Qof dhibiibay nafaqo siin. ld dhibibtir².

0

dhibiibtiran

f mg4 (-rnaa, -rnayd)

Wax la dhibiibtiray ahaansho. ld dhibibtiran.

0

dhibiibtirid

m f dh

ld dhibibtirid, dhibiibtir¹ (2).

0

dhibiibtirnaan

m f dh

ld dhibibtirnaan, dhibibtirnaannsho, dhibiibtirnaansho.

0

dhibiibtirnaansho

m l

/dh ld dhibiibtirnaan.

0

dhibiijo

m dh

Eeg: dhamiijo

0

dhibiin

m dh (-no, m.l)

Biyo mareen yar oo ka dillaaca togagga.

0

dhibilisad

m dh

Eeg: dhibidhisasho

0

dhibilisasho

m dh

Eeg: dhibidhisasho

0

dhibiliso

f mg3 (-saday, -satay)

Eeg: dhibidhiso

0

dhibiq

m dh

Eeg: dhibic¹

0

dhibiqdhibiq

m dh u

Fal aan laga fiirsan. ld dhubuqdhubuq.

0

dhibley

m dh

Haweeney dadka dhibta.

0

dhiblow

m l (-wyo, m.dh)

Nin dadka dhiba.

0

dhibniin

m dh

Dhibaato badan.

0

dhibsad

m l

Eeg: dhibsasho

0

dhibsasho

m f dh

ld dhibsad.

0

dhibso

f g3 (-saday, -satay)

Wax dhib u qaadasho.

0

dhibtoo

f mg3 (-ooday, -ootay)

Dhib la kulmid (qof).

0

dhibtood

m f l

Eeg: dhibtoo

0

dhicdhicid

m dh

Eeg: dhacdhicid

0

dhici

f g

/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax la dhacay badbaadin. 2. (f.g) Ilmo dhicis ah dhalid. 3. (f.mg) Ka dh.: cid wax ka daaficid.

0

dhicid

m dh

Xero-ka-bixidda uu neef geel ahi xerada ka baxo.

0

dhicin

m f dh

ld dhicis¹ (2).

0

dhicis

m dh

Eeg: dhicid¹

0

dhicisnimo

m dh

Dhicis ahaansho.

0

dhicisoobid

m f dh

Eeg: dhicisow

0

dhicisow

f mg1 (-oobay, -owday; -oobi)

1. Dhicis noqosho. 2. Wax fashilmid.

0

dhicitaan

m l

Eeg: dhicid

0

dhidar

m l (-rro, m.dh)

1. Weer. 2. Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.

0

dhidban

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax si aad ah dhulka loogu adkeeyey ahaansho.

0

dhidbanaan

m f dh

ld dhidbanaansho.

0

dhidbanaansho

m l

/dh ld dhidbanaan.

0

dhidbid

m f dh

ld dhidib¹ (3).

0

dhiddig

m l

Eeg: dheddig

0

dhiddigee

f g

/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.

0

dhiddigeyn

m dh

Eeg: dheddigeyn

0

dhiddignimo

m dh

Eeg: dheddignimo

0

dhiddigood

m l

Eeg: dheddigood

0

dhiddin

m l

Eeg: dheddin

0

dhiddo

m dh (-ooyin, m.l)

Caanaqub; kashiito.

0

dhider

m l

Eeg: dhidar