Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dheddig

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo, kan wax dhala oo nuujiya; dumar. 2. Dh. ah: wax dumareed ah. ld dhaddig, dhiddig.

Erayo la-mid ah

dheddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g)Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg)…dheddigeynld dhaddigeyn, dhiddigeyn.dheddignimoDheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.dheddigoodDumar. ld dhaddigood, dhiddigood.dheddinGeed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka d…dhedeysashold dhedeysad, dhedeysi.dhedeysoSocod habeen haween ugu haasaawo tegid.dhedoQabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms