Qaamuuska Asalka
dhedo
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
Erayo la-mid ah
dheddig1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo,…dheddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g)Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg)…dheddigeynld dhaddigeyn, dhiddigeyn.dheddignimoDheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.dheddigoodDumar. ld dhaddigood, dhiddigood.dheddinGeed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka d…dhedeysashold dhedeysad, dhedeysi.dhedeysoSocod habeen haween ugu haasaawo tegid.

