Qaamuuska Asalka
dheddigee
FalGoobjoog
Macnaha
/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g)Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg) Dheddig keliya dhalid (nafley). ld dhaddigee, dhiddigee.
Erayo la-mid ah
dheddig1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo,…dheddigeynld dhaddigeyn, dhiddigeyn.dheddignimoDheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.dheddigoodDumar. ld dhaddigood, dhiddigood.dheddinGeed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka d…dhedeysashold dhedeysad, dhedeysi.dhedeysoSocod habeen haween ugu haasaawo tegid.dhedoQabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.

