Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dheddin

MagacLafdheeri

Macnaha

Geed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka dhagaxa leh oo dhala malmal. ld dhiddin.

Erayo la-mid ah

dheddig1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo,…dheddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g)Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg)…dheddigeynld dhaddigeyn, dhiddigeyn.dheddignimoDheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.dheddigoodDumar. ld dhaddigood, dhiddigood.dhedeysashold dhedeysad, dhedeysi.dhedeysoSocod habeen haween ugu haasaawo tegid.dhedoQabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms