Qaamuuska Asalka
dheddigeyn
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld dhaddigeyn, dhiddigeyn.
Erayo la-mid ah
dheddig1. Magac guud oo kooba labada jaad oo nafleydu u kala baxdo,…dheddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) 1. (f.g)Dheddig ka dhigid. 2. (f.mg)…dheddignimoDheddig ahaansho. ld dhaddignimo, dhiddignimo.dheddigoodDumar. ld dhaddigood, dhiddigood.dheddinGeed quwaax ay dhirindhirka isku bahyihiin, ka baxa dhulka d…dhedeysashold dhedeysad, dhedeysi.dhedeysoSocod habeen haween ugu haasaawo tegid.dhedoQabow habeenkii dhaca oo sameeya dhibco yaryar oo biyo ah.

