Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhibic

(-bco, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. In yar oo hoore qaab kankoonsan leh oo meel ka soo go'a. 2. Tirada tartan, imtixaan, ciyaar iwm laga keeno. Tus. “Cali imtixaanka wuxuu keenay konton dhibcood”. 3. Roob xoog leh. 4. Joogsi.

Erayo la-mid ah

dhib/dh (-bab, m.l) 1. Arrin ama hawl adag; hawl aan qabashadeed…dhibNafley raaxo la'aan badid.dhib1. Daawo xoolaha shilinta iyo candhada looga daweeyo. 2. (-b…dhibaad1. Hanti ay siiso cidi gabadhooda oo wax u soo doonatay. 2. …dhibaadiHaweeney dhibaad siin. ld dhibaadsii.dhibaadinld dhibaadsiin.dhibaataysanWax dhibaato hayso ahaansho.dhibaataysnaanld dhibaataysnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms