Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhicis

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Ilmo dhashay iyagoon bilahoodii dhammaysan. 2. ld dhicin¹.

Erayo la-mid ah

dhici/mg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) Wax la dhacay badbaadin. 2. (f.…dhicidld dhicis², dhicitaan.dhicidXero-ka-bixidda uu neef geel ahi xerada ka baxo.dhicinld dhicis¹ (2).dhicinKa soo dhicid ama ka soo saariid minka ilmo aan sadkooda dha…dhicisnimoDhicis ahaansho.dhicisow1. Dhicis noqosho. 2. Wax fashilmid.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms