Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

dhidar

(-rro, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Weer. 2. Jaad libaax badeedka ka mid ah. ld dhider.

Erayo la-mid ah

dhidbanWax si aad ah dhulka loogu adkeeyey ahaansho.dhidbanaanld dhidbanaansho.dhidbanaansho/dh ld dhidbanaan.dhidbidld dhidib¹ (3).dhiddigee/mg2 (-geeyay, -geysay) ld dheddigee.dhiddoCaanaqub; kashiito.dhidhiinDhasha ariga mid ka mid ah oo dhicis ah ee aan weyn noqonin.dhidhinBuur bacaad ah.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms