0

daadufid

m f dh

ld daaddufid.

0

daadxoor

m l

/dh 1. Xumbo saaruq wadata ooka samaysanta xawliga biyaha, siiba daadadka. 2. Saaruqda daadadka ka harta.

0

daaf

m dh (-fo, m.l)

Doc; dinac; hareer.

0

dąaf

m l

Xanuun indhaha ku dhaca; bakooro.

0

daafac

f g1 (-cay, -cday; -fici)

Wax iska celin ama cid kale ka celin. ld difaac².

0

daafacaad

m dh

Ka hortagidda laga hortago halis cid ku soo fool leh.

0

daafad

m dh (fiis.)

xariiqeed (p) ee walax waa taranta cufkeeda (m) iyo keynaanka (v) ee walaxda. Daafaddu waa xaddi leeb oo u jeeda dhanka jihada keynaanka.

0

daafad-xagleed

m l (fiis.)

Summad L. Taranta keynaanka xagleed ee walaxda (w) iyo wahsiga maroojiskeeda. Tus. “L = Iw”

0

daafi

m dh

Nooc ka mid ah badarka oo aad u yaryar, canjeeladana laga sameeyo.

0

daaficid

m f dh

ld daafac¹, difaac¹, difaacid.

0

dąafid

m f dh

ąaf³.

0

daafkaddeeg

m l kh

1. D. ah: qof xoolo lahaa oo cayroobay. 2. ld daafkaddeegid.

0

daafkaddeegid

m f dh

ld daafkaddeeg¹ (2).

0

daah

m l

1. Dibdhac; raagis; dubudhac. 2. ld daahid.

0

dąah

m l (-hyo, m.dh)

Ilixir laga sameeyay dhar ama shiraac ama wax kale oo lagu xiro albaabbada iyo khalfadaha iwm ama qolalka lagu kala gooyo.

0

dąahan

f mg4 (-hnaa, -hnayd)

Wax ilixir loo yeelay ahaansho; daah lahaansho.

0

dąahasho

m f dh

ąaho.

0

daahi

f g2 (-iyay, -isay)

Cid ama wax kale meel ay waqti xaddidan tegi lahayd dib uga dhacsiin.

0

daahid

m f dh

ld daah¹ (2).

0

dąahid

m f dh

ąah².

0

daahiil

m l

Eeg: diihaal¹

0

daahiilid

m dh

Eeg: diihaalid

0

daahin

m f dh

Eeg: daahi

0

daahir

m l

1. (dii.) Aan najaso lahayn; nadiif. 2. Sida muuqata ama muqaalka guud.

0

daahiri

f g2 (-iyay, -isay)

1. (dii.) Wax nijaaso ka bi'in. 2. Wax, wax muuqda oo bayaan ah ka dhigid.

0

daahirid

m f dh

Eeg: daahir²

0

daahirin

m f dh

Eeg: daahiri

0

daahirnimo

m dh (dii.)

Daahir ahaansho; nadiifnimo.

0

dąahiro

m dh

Nicmo iyo khayr aad u badan

0

daahiyad

m dh

1. Dhibaato waxyeello weyn leh; masiibo; belo. 2. Qof aad u caqli badan oo iloodi ah.

0

dąahnaan

m f dh

ąahan. ld dąahnaansho.

0

dąahnaansho

m l

/dh ld dąahnaan.

0

dąaho

f g3 (-hday, -hatay)

Ilixir u yeelasho.

0

daahsad

m l

Eeg: daahsasho

0

daahsan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax daahay ahaansho.

0

daahsanaan

m f dh

ld daahsanaansho.

0

daahsanaansho

m l

/dh ld daahsanaan.

0

daahsasho

m f dh

ld daahsad, daahsi.

0

daahsi

m l

Eeg: daahsasho

0

daahso

f g3 (-saday, -satay)

Qof ama wax la sugayay raagsasho.

0

daaji

f g

/lg2 (-iyay, -isay) 1. (f.g) U muujin kalsooni iyo debecsanaan qof dhagar lala maagganyahay. Tus. “Dambiililhii mudda dheer waa la daajiyay dabadeese waa la qabtay”. 2. (f.lg) Xoolo meel daaq leh soofin. ld daaqsii.

0

daajin

m f dh

ld daajis, daaqsiin, daaqsiis.

0

daajis

m l

Eeg: daajin

0

daakir

f mg1 (-ray, -rtay)

Arooryo hore addimid.

0

daakiraad

m dh

1. Addinka iyo ducooyinka la akhriyo arooryada hore. 2. Waqtiga addinka arooryada hore.

0

daakirid

m f dh

Eeg: daakir

0

daal

m l

1. Nooc digirta ka mid ah, iniino yaryar oo qaab wareegsan leh oo la cuno. 2. Cad dhalo ah oo wixii lagu fiiriyo muukaalqooda weynaysa.

0

dąal

m l

Culayska iyo jiirago'a oogada ku dhaca kolka socod dheer ama hawl adag la qabto; noog.

0

daalac

m l

Wax dheeraad ah oo cid loo raacdo.

0

daalacan

m dh

Waqti wixii la sheegaa ay shaac baxaan oo aanay qarsoomin.

0

daalacasho

m f dh

Eeg: daalaco

0

daalaco

f g3 (-cday, -catay)

Si xasilloon wax u akhrisasho.

0

daalalli

m dh

1. Waaxda saddexaad ee degmooyinka xiddigaha, xilliga dayrta. 2. Roobka xilliga dayrta da'a. 3. Raar meydka looga sameeyo geedaha korkooda.

0

daalan

m l

Eeg: daallan

0

dąalan

m l

ąallan.

0

daaldhe

m l

Doqon.

0

daali

f g2 (-iyay, -isay)

1. Qof ama nafley noog ku ridid. 2. Qof wax uu u baahanyahay u raadin.

0

daalib

m l

1. Qof wax doonaya. 2. Qof wax baranaya.

0

daalibid

m f dh

Eeg: daalib²

0

daalici

f g2 (-iyay, -isay)

Wax muujin; wax kor u soo bixin.

0

daalicid

m f dh

ld daalac¹ (2).

0

daalicin

m f dh

Eeg: daalici

0

daalid

m f dh

ąal². ld daalis.

0

daalin

m f dh

Eeg: daali

0

daalis

m dh

Eeg: daalid

0

daallan

m l

Cunno macmacaan oo jaadad badan ah oo cunnada weyn dabadeed la cuno. ld daalan.

0

dąallan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax noog hayo ahaansho. ld dąalan.

0

daalli

m dh

Oori; haweeney.

0

daallin

m l (-immo/-imiin, m.dh)

Qof dulmi badan.

0

daallinnimo

m dh

Daallin ahaansho.

0

daaltir

f g1 (-ray, -rtay)

Wax daal hayo nasin (nafley).

0

daaltirad

m l

Eeg: daaltirasho

0

daaltirasho

m f dh

ld daaltirad.

0

daaltirid

m f dh

Eeg: daaltir

0

daaltiro

f mg3 (-rtay, -ratay)

Cid daal hayay si uu uga ba'o; nasasho.

0

daamad

m dh

Cayaar shaxda u eg oo lagu dulcayaaro loox afar gees ah oo leh cadad midabaysan.

0

daamir

m l

Walax layiig dhegdheg ah, madow, oo jidadka lagu sameeyo; laami. ld daammur.

0

daammur

m l

Eeg: daamir

0

daan

m l (-aaman, m.l)

Afka labadiisa lafood oo ilkuhu ku yaalliin.

0

daandaami

f g2 (-iyay, -isay)

Feer, laad iwm cid ku wareerin.

0

daandaamid

m f dh

ld daandaan¹ (2).

0

daandaamin

m f dh

Eeg: daandaami

0

daandaan

m l

1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid.

0

daandaansad

m l

Eeg: daandaansasho

0

daandaansan

f mg4 (-naa, -nayd)

Wax wareersan ahaansho (nafley).

0

daandaansanaan

m f dh

ld daandaansanaansho.

0

daandaansanaansho

m l

/dh ld daandaansanaan.

0

daandaansasho

m f dh

ld daandaansad, daandaansi.

0

daandaansi

m l

Eeg: daandaansasho

0

daandaanso

f g3 (-sady, -satay)

Si bareer ah qof u maagid; faduulin.

0

daandheero

m dh

Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.

0

daanduumi

f g2 (-iyay, -isay)

Eeg: daadduumi

0

daanduumid

m dh

Eeg: daadduumid

0

daanduumin

m dh

Eeg: daadduumin

0

daanduun

m l

Eeg: daadduun¹

0

daanduunshe

m l

Eeg: daadduunshe

0

daanduunsii

f g2 (-iiyay, -iisay)

Eeg: daadduumi

0

daanduunsiin

m dh

Eeg: daadduumin

0

daangee

f g2 (-geeyay, -gaysay)

Badar daango ka dhigid.

0

daangeyn

m f dh

Eeg: daangee